Gabileynewsonline.com
Taliska Ciidamada Qaran Somaliland Oo War Kasoo Saaray Dagaalkii Shalay Ee Magaalada Laascanood Iyo Guulaha Ay Ka Gaadheen
March 1, 2023 - Written by admin

Afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay taliska ciidanka ee Jooga cade ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii shalay ciidamada qaranka ku dhexmaray magaalada laascanood kooxaha huwanta kaasi oo uu sheegay in ay guulo waawayn ka gaadheen islamarkaana kooxaha soo weeraray ka qabsadeen gaadiid dagaal iyo maxabiisba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Ciidanka Qaranka JSL Dagaalkii shalay guul buu ka gaadhay Gaadiidna wuu qabsaday"

 

COMMENTS
Latest News