Gabileynewsonline.com
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Ka Warbixiyay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka Sool Iyo fariinta Uu Udiray Shacabka Reer Laascanood
March 8, 2023 - Written by admin

LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland S/G; Nuux ismaaciil Taani oo warbaahina kula hadlay gobolka sool ayaa ka warbixiyay xaalada nabadgalyo ee gobolka oo maalmahan aanu ka dhicin wax dagaal ahi

Sidoo kale taliye nuux ayaa sheegay in ay ciidan ahaan awood uleeyihiin in ay kooxaha nabad diidka ah ka saarin gudaha magaalada laascanood balse ay utudhayaan shacabka magaalada ayna fulinayaan Xabad joojintii uu ku baaqay madaxwaynaha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Awood baan u leenahay in  Laascaanood ka saarno kuwa isku soo urursaday Taliyaha Cidanka Qaranka JSL

COMMENTS
Latest News