Gabileynewsonline.com
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Tamarta Cad Ceeda Laga Dhaliyo Oo Loogu Talo Galay Ceelasha Biyaha Gabiley.
March 18, 2023 - Written by admin

Wasiirka wasaarada biyaha somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ayaa deegaanka botor ka dhagax dhigay tamarta cad ceeda laga dhaliyo oo loogu talo galay in ay isticmaalan qaarkamid ah ceelasha biyaha laha waraabiyo magaalada gabiley.

Wasiirka Wasaaradda Biyaha oo dhagax dhigay soolarka cad-ceeda ceelasha Biyaha Magaalada Gabiley.

COMMENTS
Latest News