Gabileynewsonline.com
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Uudaaran Yahay
March 19, 2023 - Written by admin

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac hayaan ayaa kormeerkiisii ugu horeeyay ku tagay gobolka gabiley halkaasi oo kulan kula qaatay xafiiska xeer ilaalinta ee gabiley soona kormeeray haayada cadaalada ee gobolka gabiley.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa Kormeeray Xarumaha Laamaha Sharciga Cadaaladda ee M/Gabiley.

COMMENTS
Latest News