Published:

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac hayaan ayaa kormeerkiisii ugu horeeyay ku tagay gobolka gabiley halkaasi oo kulan kula qaatay xafiiska xeer ilaalinta ee gabiley soona kormeeray haayada cadaalada ee gobolka gabiley.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa Kormeeray Xarumaha Laamaha Sharciga Cadaaladda ee M/Gabiley.

News Related