Gabileynewsonline.com
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Qaab Cusub Ubadalay Ololihii Qashin Ururinta!
April 27, 2023 - Written by admin

Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo uu horkacayo maayar mooge ayaa maanta qaab cusub ubadalay qorsihii bilaha ahaa ee qashin ururinta taasi oo ay maanta sameeyeen dhir beeris laga fuliyay degmooyinka magaalada hargaysa.

Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa oo Sagaalka Degmo Dhir qaybin ka bilawday.

COMMENTS
Latest News