Gabileynewsonline.com
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo Kormeeray Dekeda Berbera iyo Shaqada ka Socota.+ Sawiro
April 10, 2023 - Written by admin

Berbera Isniin 10-4-2023 (Haldoornews):-Madaxwayne Ku Xigeenka Somaaliland ayaa Kormeer Shaqo Kutegay Dekeda Berbera Waxaana Halkaasi Uga Warbixiyay Maareeyaha Haayadaha Dekedaha Somaaliland Said Hassan Abdilaahi Isagoona Faahfaahin Kasiiyay Dekeda Berbera Iyo Sida ay Wakhtigan Ushaqayso.

Maareeyaha Haayadaha Dekedaha Somaaliland Said Hassan Abdilaahi ayaa Sidoo Kale Kajawaabay Hadal Maalintii Shalay ahayd Uu Warbaahinta Mariyay Wasiir Beeraha Somaaliland Hadalkaasi Oo ahaa Inuu Hoos Udhac Kuyimi Dekeda Berbera Maareeyaha Ayaa Meesha Kasaaray Inaanay Habayaraatee Jirin Wax Hoos Udhaca Oo Kuyimi Dekeda Berbera Iyo Shaqadeedii Sidii Hore Sikadaran ay Uyimaadaan Maaraakiibtu.

COMMENTS
Latest News