Wasiirka dinta iyo awqaafta Somaliland sheikh cabdirasaaq albaani ayaa ka hadlay geerida sheikh maxamuud Suufi oo caawa ku geeriyooday kana mid ahaa culimada waawayn ee Somaliland islamarkaana soo noqday wasiirka wasaarada diinta Iyo Awqaafta Somaliland xukuumadii Daahir Riyaale iyo xilal kala duwana kazoo qabtay qaranka isagoo ahaa marxuum caalam diinta islaamka ah oo dad badan wax soo baray