Published:

Xildhibaan axmed Dayib ku cadeeye oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo jaaliyada reer Somaliland ee dalka Ingiriisa kala qaybgalay xuska sanad guurada 32aad ee dib ulasoo noqoshada madaxbaaninada Somaliland ayaa qurba joogta reer Somaliland ee dalka uk uga waramay xaalada dalku marayo

Sidoo kale xildhibaan ku cadeeye ayaa sheegay in aanu isagu ahayn muxaafid muraayad greena xidhan oo leh dalkii wuu barwaaqaysan balse uu uga waramay xaalada dhabta ee Somaliland.

Dhanka kale xildhibaan axmed ku cadeeye ayaa ka waramay caqabadaha ka taagan somaliland ee dagaalka laascanood iyo muranka qabsoomida doorashooyinka dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Anigu Ma Ihi Muxaafid Muraayad Green Ah Xidhan Mana Ihi Mucaarid Muraayad Madow y .. Xil Ku Cadeeye

 

News Related