Published:

Magaalo madaxda gobolka gabley ee gabiley ayaa maanta siwayn looga xusay debaaldega maalinta qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo ay fgaraaha loo diyaariyay ay buux dhaafiyeen kumanaan kamid ah shacabka reer gabiley

Sidoo kale waxaa munaasibada hadalo ka jeediyay maamulka gobolka gabiey iyo ka degmada oo ay weheliyaan wasiiro xukuumada katirsan.

Magaalada Gebilay oo si weyn looga xusay Munaasibadda xuska 18ka May.

News Related