Published:

 “Ninka Intuu Xilkiisii Iyo Kursigii loo Dhaariyay Iskaga Tagay Ee Maalin Walba Dhibaato Joogta Ah Iyo Weerar, Inagu Haya, Ee Cadowga Somaliland Raacay,  Lana  fikirka Ah, Moorgan Iyo Deni, Waxaad Usii Dhawraysaan, Badhkiina Utaageersan Yihiin, Dibaa Laysku Waydiin” Siyaasi Shucayb M. Muuse.

GABILEY(W,N)-Siyaasi shucayb maxamed muuse oo kamid ah siyasiyiinta reer Somaliland ayaa dhambaal hambalyo ah udiray ciidamada qaranka Somaliland ee utaagan difaaca dalkooga

Sidoo kale siyaasi shucayb ayaa eedo culus ujeediyay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo isagu la saftay kooxaha nabad diidka ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood isagoo xildhibaanada golaha wakiilada ku dhaliilay sobobta ilaa hada uu gudoomiye ugu sii yaya cabdirasaaq khaliif oo la aragti ah cadowga Somaliland iyo kooxaha kusoo duulay ee madaxwaynaha maamul goboleedka punthland dhagar qabe moorgan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Abdirasaaq Khaliif In Uu Golaha Kasii Tirsanaado Xildhibaanada Ayay Ceeb ku Tahay" Siyaasi  Shucayb

News Related