Published:

Wasiirada beeraha,xidhiidhka golayaasha iyo masuuliyiin kale oo ku sugan gobolka saraar ayaa kormeer kusoo maray beeraha wax soo saarka ee gobolka saraar halkaasi oo wasiirka beeruhu ka sheegay cadadka ay sanadkan ka wasaaradan ahaan uqodayaan beeraha iyo siidhka ay ku caawinayaan dadka beeralayda ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Xubno kamid ah Gollaha Wasiiradda  oo Kormeeray Beeraha Gobolka Saraar.

News Related