Published:

Maayarkuxigeenka degmada gabiley ahna kusimaha maayarka oo ay weheliyaan xubno kamid ah gudida horumarinta gobolka gabiley ayaa kormeer dhismaha wadada isku xidha Arabsiyo Iyo Allaybaday oo hada la dardar galiyay dhismaheega.

Dr Cabdilahi Ku Simaha Mayerka Gabiley Oo Booqday Dhismaha Wadada Isku Xidha Allaybaday Iyo Arabsiyo

News Related