Published:

Maayarka caasimada ahrgaysa oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanka caasimada ayaa booqday dhaamka daami oo ay k wadaan shaqo bulshada lagaga xakamaynayo Iyadoo lagu wareejinayo xili maalintii shalay Uu ku dhintay qof uu liqay.

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa digniin culus udiray dadka ka agdhow dhaamka daami oo uu sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Maayirka  Hargaysa ayaa uga digay cid kaste oo ka ag dhowaata taarka lagu wareejiyay Baliga Daami

News Related