Published:


Aabo hassan mohamoud sabban hooyo muumina ali abdi iyo dhamaan intay dhaleen Asha hassan mohamud sabban iyo caruurteeda shucayb hassan mohamoud sabban iyo caruurtiisa mustafe hassan mahamoud sabban iyo caruurtiisa ahmednur hassan mohamoud sabban iyo caruurtiisa abdulkadir hassan mohamoud sabban iyo caruurtiisa mohamed hassan mohamoud sabban iyo caruurtiisa kaltuun hassan mohamoud sabban iyo caruurteeda haliimo hassan mohamoud iyo caruueteeda dhamaan dadkaasi oo kala jooga dalkiyo dibaduba waxay hambalyo meher udirayaan Axmed Maal Xuseen iyo Maryan aw Xasan Maxamuud oo Meherkoodu ka dhacay Magalaada Hargeisa, Waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Aamiin …aamiin.

hambalyo

News Related