Daawo “Cali xoor xoorow adigu maalinba inanta aad is tidhaa guluubka ayaa u baxayaa ayaad masaabiir u dhigtaa oo aad is hor taagtaa ana ma ihi tii aad is hor taagi lahayd aadna xidhi lahayd”Gudoomiyaha UCID ee Saaxil
July 12, 2015 - Written by admin
Hargeisa(Haldoornews)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee gobolka saaxil marwo rooda axmed yaasiin ayaa si kulul ula hadashay mareeyaha dekeda berbera kuna tilmaamtay in uu dadkii ku riday xasuuq maskaxeed intuu uu joogay ee dhawr iyo labaatanka sanadood ah.