Published:

Guddoomiyaha Ucid waxa uu soo jeediyay in xukumaddu hirgaliso heshiiskii ahaa in doorashada la qabto December 2016, waxaanu sheegay in muranka siyaasadeed ee dalka ka jiraa wax u dhimay xidhidhka bulshada Caalamka iyo Somaliland.

News Related