Published:

Qof kasta oo muslim ah waa inuu ka faa,idaystaa bisha ramadaan ee barakaysan bisha ramadaan waa inaan ka soona af xumatada cayda xanaaqa aflagaadada eegida dumarka xanta bishii khayrka ,waa bishii quraanka ,waa bishii wanaaga ,waa bishii laylatu khatarka ,waa bishii cafiska ,waa bishii wax wal oo wanaagsan in lasameeyo ahayd.

Qof kasta oo muslim ah waa inuu ka faa,idaystaa bisha ramadaan ee barakaysan bisha ramadaan waa inaan ka soona af xumatada cayda xanaaqa aflagaadada eegida dumarka xanta.
waxaa la inooga baahanyahay bisha ramadaan akhlaaq wanaagsan xishood wanaagsan dhaqan wanaagsan.

waa in labadiyaa cibaadada iyo salaada waa in la la baxaa sadaqada waa in dadka baahan wax la siiyaa waa in ilaahay laga cabsadaa hadi iyo jeer labadshaa khayrka iyo wanaaga.

allaa mahad leh Brussels
BY maxamed jeex

 

News Related