Published:

Maanta waxaa igu kalifay in aan wax ka yidhaahdo shaqaxumid ka jirta dalka,markii aan arkay kumanaan arday ah oo sanad walba kasoo baxaaya jaamacadaa tirade badan ee dalka kuyaal kuwaasi oo si hagar la’aana u soosaara ardayda kala duwan ee barta culuumta lagu barto xayndaabka aduunka dhexdiisa kuwaasi oo ahaan kara culuumi diini ah iyo kuwo maadi aah oo lagu maamulikaro aduunka dhexdiisa.

Markaan arkay qorshe la’aanta ka jirta dalka ee shaqo xumo,markaan arkay,udabacsanaan la’aanta dadka maamulada ka haya dalka,markaan arkay,garawshiiy la’aanta ka jirta dalka waxaan is idhi nin waliba mara uu xilka qabto dawlada ama uu shaqoka helo ayuun buumoodaa in dadku la midyahay,sidii habartii roobku helay ee daad wararac tidhi ee mooday in roobku dadkoodhan helay,arinku ninkiisidaas moodaaya ee aan ka garaabayn waxaa dhacaya waxaan u aqaan caqli gaab.

Ubad kaa soo baxaya ee ka qalinjabinaya jaamacadaa waxay ubaahan yihiin dadaalkoodii iyo juhdigoodii mar hadii ay galiyee sanado badan waxbarasho ay ka filayeen in ay maruun ku shaqayn doonaan hadii ay arinkaasi rumoobi waaayo waa arin yaableh,mana aha arin sahlan waxaad usoo dhimatay oo aad waxba kuwaydid.

Dunida caalamka dadka waxaa jira dalku in uu dhaqaale leeyahay uu qofwali ama arday wali hadii uu shaqo waayo uu isagu ku abuuran karo shaqo u gaara laakiin dalkeena taasi ma jirto oo waxaaba iska culus sidii uu qofkani dhaqaale uu ku sameeyo shaqo u gaara ayaaba iska adkaanaysa,dadku waxay dhaqaale iyo shaqo kahelaan in ay yimaadaan dalka waxa looyaqan maalgashi ku waasi oo ka sameeya warshado dalka ku waasina waxay u baahdaan kumanaan shaqaale ah oo warshadahaasi ka shaqeeya dalkeena siyaasada ay kaleeyihiin masuuliyiinta xilaka qabtaa majiro mid ku guulaysta oo usoo horkaca maalgashi caalami ah bal iskaba dhaafe inta ay hayaan ayaanay kafaa’iidaysan oo ay dayacaan qorshe la’aan awgeed.

Kolhadii aqoonyahan uu dalku yeesho waan in loo baneeyaa aqoonyahanka dalka maamulkiisa iyo waxa ku qabadkiisa oo dadka waaway ee xilalka kaladuwan ilaa abid hayay ay ubaneeyaan dhalinta markooda si loohelo maskax fareesha oo badaka tiihore.

Kolhadii aanay jirin cid u dhaqdhaqaaqda dayarta kana caawisa in ay shaqo u samayso waxaan kula talin lahaa ardayda qalin jabinaysa ilaahay baa calafkiina hayee isku daya in aad idinku sidii aad umaarayn lahaydeen shoqo umaaraysaan oo aydaan ku gaabsan shaqo la’aan baa kajirta dalka ee xageen qabtaa ‘taasina waxay sababtaa isku kaliyayasi aad isku kaliyay sataan nafta oo aad isla hadasho keentana aaminsanaw in ilaahay shaqo ku siinkaro kuna waasiinkaro waxan aad daydayay saana adiga oon dhalan ilaahay qoray mana aha xirfad iyo xoog waa qoraal rabi.

mubarig farxan farax araye

Hadab waxaan usoojeedinayaa masuulkasta ama muwaadin kasta oo jecel in uu dalka ku soo kordhiyo wax shaqo abuura ama fikrad lagu helayo shaqo in uu layimaado sidadka dhalinta ahi uu uga baxo shaqo xumida baahsan ee jirta.

Dhalinyarada aan siku asxaabta nahay waxaan u soojeedinayaa in ay ilaah talasaartaa oo ay ku dadaalaan sidii ay u heli lahaayeen shaqo ama shaqo abuur iskood.

Ha u arkin xumaan.

Mubarik farhan farah araye,

Mubarig06@hotmail.com

 

Wixii Talo iyo Tusaale ah Fadlan Noogu Soo Hagaaji

Contact@haldoornews.com

News Related