Published:

Waxaan si xush-mad-leh loo ogeysiinayaa Jaaliyada reer Somaliland ee Wadanka Holland inuu marti inoo yahay Prof. Axmed ismaciil Samater.

Sidaas darteed waxaa la isla gartay in loo sameeyo xaflad soo dhaweyn ah oo lagu maamuuso.

Waxaa iyana xusid mudan in xafladaasi ay ka soo qayb gali doona Saraakiil sare oo ka tiran Madaxda Magaalada Rotterdam, kuwaasi oo aad u xiiseynaya inay waxka ogaadaan Xaalada Dalka jamhuuriyada Somaliland,
Waxaa la qaban doona Xafladaasi Maalinta sabtida ee bishan Aug. tahay 08-08-2015  Saacadu 17:00 Galabnimo. Gootuna waa sida hoos ku qoran:Prof.-Axmed-Ismaaciil-Samatar

Wijkcentrum Irene
Oudelandstraat 75
3011RS Rotterdam.

Sidaa iyo ka soo qayb- gal wanaagsan,

Maxamed Yuusuf Buux Gudoomiyaha  Guurtida Holland.
Axmed cabdi Xudhuun Guddoomiyaha Jaaliyada Holland.
Cabdale Cali Muuse Xubin gudiga fulinta.ee J/Holland.

Wixii Faafaahin ah kala xidhiidh Tel. 0684297521  &  0687850414

Maxamed Yuusuf Buux
Rotterdam Holland.

News Related