Published:

Sariirtan ayaa leh saacad aad habeenkii ku buuxsanayso wakhtiga aad doonayso inaad toosto subaxdii, waxaanay marka la gaadho, xiligii aad ku buuxsatay, isku dalacaysa sida baabuurta Iska rogooyinka ah, oo mar qudha ayay qofka ku hurda dhulka ku tuuraysaa.

News Related