Maamulka Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews.com , Hawladeenada iyo Wariyeyaashu meel kasta oo ay joogaan Waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Meherka Xuseen guuleed jaamac Afgaab iyo Nimco Cumar Maxamed (Nimco Samriye) oo aqalgalkoodu ka qabsoomay magalada Hargeisa….baarakalaahu laka wa baraka caleyka wajama beynakumaa fil khayr… Illaahay ha idinka dhigo labadii farxad ku wadaaga nolosha…aamiin aamiin aaamiin
Published: