Published:

Hargeisa (Haldoornews)- Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Qorshaynta, Wasiiru-dawlaha Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenkii Is-casilay ee Qorshaynta iyo Masuuliyiinta Xafiiska Somaliland Development Fun (SDF), ayaa beeniyey in Sanduuqa Horumarinta Somaliland qaab aan sinnaan iyo caddaalad ahayn, isla markaana cid jeclaysi iyo wax is-daba-marin ah ku bixiyaan Qandaraasyada Mashaariicda qaar, qandaraasyada wacyigelinta iyo qaladaad hadheeyey nidaamka maamul ee Hay’addaas oo Warbaahinta qaar faafiyeen.

Halkan ka Daawo Xubnaha Difaacaya Sanduuqan oo Sheegaya in aanu jirin Musuqmaasuq la sheegay in lagu Sameeyay.

Haldoornews.com
Hargiesa Somaliland
contact@haldoornews.com

sanduuqa

News Related