Published:

Waxaa aynu wada  agnahay  indalka laga istimaalo mukhaadaraad faradan.oo uu kamidyahay qaadka sigaarka iyo IMW.  oo aanay waxkaqaban dowladihii dalka soomaray ilaa dowladii siyaad bare kadib.  Waxaynu ognahay dhiaatada uuqaadku kuhayo bulshadeena iyo sigaarkuba. Hadaytahay middhaqaale, iyo midcaafimaad iyo midqoysba, sidaa darteed waxa kamuhiimsan  joojinta bada inlajoojiyo jaadka iyo sigaar oo aynu ognahay khatarta uubulshadeena kuhayo  Kuwaas  oo dhamaantood ay dowladu ay cashuurkaqaadato sida aynu ognahayna ayraali katahay.  Taamacnaheedu waxa weeyi inaydowladu iska indho tirayso dhibaatada uubulshada ku hayo mukhaadaraadka ku habsatay bushadeena eehalista ah .  Waxa aanu ka hadlaynaa maaha inaanu kasoohorjeedno joojints bacda  lakiin waxa  haboon inlakeeno  badalkiibacda. Sababtoo ah  bulshdeenu waxay ubadantahay danyar. Sidaynu ognahayna waxay ku adeegtaan bacda oo ay waxa kushubtaan ama ay waxa kuqaataan. Hadaba waxaanu usoojeedinaynaa dowlada  inbacaha lagajoojiyo dekeda. badalkeediina aydowladu keento ama ganacsada  tada ay usoobandhigto wixii kuhaboon ee aandeegaakeena waxaba yeelayn. Waxa wadan kajira si anu ognhay duruufo dhaale  xumo .oo aanay dadku awoodi Karin inay iskabixiyaan  ganaax.  Waxaanu  usoojeedinaynaa dowlada  gaar ahaan wasaarada deegaanka, inay bulshdeeda hoos u eegto.

By   Cabdi Raxmaan Adan  Maxamuud

News Related