Published:

Haldoornews(hargeysa) sh aadan x.maxamuud (sh aadan siiro) ayaa qudbadii salada jimce ee masajidka Quba ka hadlay dhacdooyinka naxdinta leh iyo xalada dalku uu marayo maanta.

‘Taladii dalka ayaa waxay manta gacan ugu jirta ninba ninka uu ka hadal badan yahay,kana been badan yahay  oo waxaan jirin abuuraya ayaa  noqday qofka meesha laga jecelyahay “

News Related