Dhamaan Maamulka iyo Wariyeyaasha Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews Waxay Hambalyo kal iyo laab udirayaan Meherka Lamaanaha Xamse Maxamuud Saalax iyo Cawo Cali Cawil oo Saaka meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu leenahay noqda Reerkii lagu nastee lagu nagaado Aamiin alle haysu kiin barakeeyo alif mara congratulations waxan idinku duceynaynaa
ducadi irasulka بارك الله ل ك ،وبارك عليك ،وجمع بينكما في خير