Published:

Hargeisa (Haldoornews)-ibraahinXildhibaan Ibraahin Axmed Haybe oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay warbixin ay guddida ilaaladda Hantida Qaranku maanta horgeysay golaha Wakiiladda SOmaliland.
Mudane Haybe oo ka mid ah mudanayaal Guddidaasi ka tirsan oo aan isagu saxeexin warbixintaasi ayaa sheegay in 18-kii bilood ee ina dhaafay ay Haamaha shidaalka ee dekeda Berbera soo saareen 24 Million, isla markaana waxyaabo lagu soo kordhiyay Haamaha Shidaalka ee magaalada Berbera aan loo marin habkii sharciga ahaa ee qandaraasyada, isla markaana Maareeyaha hay’adaasi uuni iska maamushay

Haldoornews.com
Contact@haldoornews.com
Hargiesa Office

News Related