Published:

Dhamaan Maamulka Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Haldoornews  Waxay hambalyo Kal iyo Laab ah udirayaan Boqorka: Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar) iyo Marwadiisa Amran Ahmed Ismaaciil oo meherkoodu ka dhacay 2015/09/05 magaalada växjö ee dalka sweden, waxaan ugu ducaynayaa ducadii rasuulka scw بَارَكَ اللهُ لَكَ وَبَارَكَ عَلَيْكُمَا وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِيْ خَيْرٍ

Noqda laba dantoodiyo u dirnaada reerkoo

Xagaldaac u diidoo diiqad li i kuwada nool
Noqda labada daymada isku fahma dareenkoo
Ruuxba ruux dareenkiyo dabacsani u muujoo
U damqada midkii kale.

muuse

News Related