Published:

Maka (Haldoornews)-Inta la ogyahay 65 qof ayaa ku dhintay in ka badan 155 qof oo kalena ay ku dhaawacantay maanta, kaddib markii uu wiish ku soo go’ay dhismaha Masjidka barakaysan ee magaalada,Makkah, ee dalka Boqortooyada Saudi Arabia.
Weli ma kala cada sida ay wax u dhaceen, balse muuqaalo laga helay dhismaha Masjidka oo dhisme ka sicday ayaa muujinaya qeyb ka mid ah wiish weyn oo cas oo kuwa dhismaha loo isticmaalo ah oo ku soo dhacay saqafka Masjidka.
Waxa soo baxaya warar aan la xaqiijin oo sheegaya in dhicista wiishka ay sababtay dabayl xoog leh, waxaana socda gurmad lagu

tanya

News Related