Published:

Berbera (Haldoornews)-Wasiir Kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Somaliland Cali Maxamed Cilmi ayaa Maanta Si Rasmi ah u Shaaciyay in Xukuumadu Wareejisay Haamihii Shidaalka ee Dhawaan Golaha Wakiiladu Laaleen iyo Dhiilada Colaadeed ee ka soo socotay haamaha Shidaalka Berbera oo Xukuumadu iibisay.
wasiir

News Related