Published:

kkkk

Maanso uu Abwaan weedhsame tiriyay ayaan xusuustay markaaan indho murugo leh ku Eegay caasimada Hargaysa waa magaalo baaxad leh waa caasimad la talaabsanysan waayahay aduunka ee is badalaya waana magaaalo mugwayne Hadana wadooyinkeedu Way dayacanyihiin . Maansadu wuxuu odhanaya

Dadkaa kaba daayac liita

Dadkaa dhala Kaadibiinta

Dadkaa korsha maati boobe

Qaraabo u kiil ku doorta

Siyaasi dantii kalkaala

Haaa runtii rajo ayaa I gashay Rajo uun maahee waxaaban ku riyoonayay Hargaysi Iyadoo u eeg wadooyinka caalamka ee horomartay ka dib marki la dooratay golihii deeganka waan riyaaaqay oon reereeyay ka dib markaan Is idhi malaa kuwanbaa dhaama kuwii hore inkastoy wax qabteen iyaguba

Shaw waxaan ku riyoonayay waa hal bacaad lagu lisay shaw waxaan u hanqal taagayay Gole deegaan oo xaydha cunay beerka cunaya wali rajo ayaaan qabaaa lkn bal adaan kuu dhiibe labo iyo badh sano ayay ina haysteena maxay qabteen? Wado qudha ooy xidhaga ka jareen ma haysaa ? oon ahyn taawadnaha ah ee Dawlada dhexe ka caawisay !

Qabyaalada wa lagu doortay golaha deegankee waa run Laakiin ma ciil iyo caloolyaw ayan qabi lahaa hadi aqoonyahano lagu dooranayo qabyaalada Qabyaaladu waata sababtay in uuna ku jirin nin qudha oo ENGINEERA !

Qabyaalada waataa hargaysa injineer la,aan dhigtay ?

Intaa way faanayaa ,wado hebla ayan lacag ku darnay wada hebla hala dhiso shacabku ha isku tagoo oo maxaan u dooranay Iyaga talaw ? hada Ogoobeey xashiishku lacaga ayad ka bixisaa marka laga qaadayo halagaa qadabee miyay kuu imanayaanba ! waabad baryaysa horseeedeey kaala xashiishka naga qaada ma iyagaaba dhagba u dhigaya !

Dawdaladaha hoose waxayabaha ugu waawayn ee loo doortaa wa Nadaafada iyo bilicda ooy hagaajiyan Dhulka ooy sharciyeeyaan Wadooyinka oy dhisan Biyo la helo dee miyan dhamayn karaya horta inta aya ugu waawayn , intaas bal maxay ka qabteen ooy manta ku taamaan ?

Anigu waxan la yaabanahay shacabkan aamusay ee juuqda gabay ee gacanta iyo dhabanka isku hayaa ee sugaya uun inay sidan dhaaman , ina kama qasnaba oo sidaasay ku faraxsanyihiin ilaahay amarkii .

Wixii ku haboon nin haybinayoo

bahdii ka hor joogto baan ahay {qabile}

Mukhtar bukhaari +4148717 barta arimaha bulshada

News Related