waxaan u malaynayaa in uu ninka la yidhaa buurmadow in aanu school-ba soo marin, maxaa yeelay, qofku marka uu jaahil yahay dhacdhaciisa ayaa badan, u jeedadiisu way cadahay, waa isku dir labada beelood ee walaalaha ah. Haddii ay dhacdo sida uu wax u rabaa, waxaa ii muuqda in uu habeen madaw ka bixi hargeisa. no doubt about that. ma nihin laba beelood oo siman, haddii ay noqoto ilbaxnimo, aqoon, cudud iyo faraba. Waqtigii Halganka xagee ayaad joogtay buurmadaw. intii tiroba idinkaga jirtay halgankii snm waa la yaqaanaa. taariikhdana way ku cadahay. dawladan shaqada ka dhigatay qabyaaladana anaa keenay ee kumaad keenin cudud iyo faro aad leedahay. waa la is bartay, booba waxaad boobi karta, laakiin xukun dambe oo aad qabataan idinka reeban. waxaan u jeedaa adiga iyo kuwa kuu soo dhiibaya hadalka ee kaa dambeeya. waxaanu xaal siinaynaa ummadda reer somaliland dhamaantoo. ma dhicin waqtigii madaxweyne Mohamed Haji iyo Riyaal in ay qabyaaladu gaadho halka ay maanta marayso.
Alaah mahad, Qabyaaladi dugsi ma leh waxay dumiso mooyaane.
Mohammed Dahir
———————————————————————————
Warbaahinta Haldoornews.com kama Masuul ah ah Fikradaha Dadwaynaha Waxaanu Tixgalinaynaa Isdhaafsiga Aaraahda Shacabka ee Xorta ah waxaana Xuquuqdeeda, Xumaanteeda iyo Xushmadeedaba ka Masuul ah Qoraaga oo kaliya.
.