Published:

Munchen (Haldoornews)-Waxaa loogu Bushaaraynayaa ummada Muslimka ah ee  ku Dhagan Magaalada Munchen ee Dalka Jarmalka iyo Agagaarkeeda in Jaalliyada Somaliland ee Gobolka Bayrn ay ku Qabanayaan Munaasabad Ciidal odxa loogu Talo galay Maalinta Sabtida ee Taariikhdu tahay 03-10-2010, Saacaduna tahay 9:00 am Subaxnimo, Goobtu waa kiem-pauli weg.22 Munchen.

 

bayern

Waxaa Madasha marti Kuugu ah Culimaa,udiin Wacdiyo Diinni ah kasoo jeedin doona sidoo kale waxaa Caruurta loo diyaariyay Qalabkii ay ku Ciyaari lahaayeen iyo Cuntooyinka Dhaqankii Somalida, Xafladu Waa Lacag la,aan waxaana ku Tabarucay Jaalliyada Reer Somaliland ee Bayern.

 

Haldoornews.com

Contact@haldoornews.com

News Related