Published:

Hargeysa (Haldoornews) Magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa si weyn uga da`aya roob dadku aad ugu qaboowsadeen.

Roobkan oo dhibiciisii ugu horeeyay uu dhulka u soo dhacay abaara 5:30 galabnimo ayaa ilaa hadda oo ay saacadu ku sii siqayso 8:00 cawaysinimo ka da’aya Inta badan Magaaladda Caasimada u ah Somaliland ee Hargeysa.

Maalmihii ugu dambeeyay waxa magaaladda iyo Nawaaxigeeda ka jirtay roob yaraan.

News Related