Published:

Berbera(Haldoornews)-C/raxman maxamed Cige oo ka hawl galla magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil ayaa wararku sheegayaan in ay xidheen ciidamada boolisku.

wariyahan la xidhay ayaa la sheegay in uu muuqaalo ka duubayey xarunta sooyaal, taasi oo aan la garanayn cida amartay xadhiga loo gaystay wariye c/raxman maxamed cige.

wixii warar ah ee ka soo kordha la soco shabakada haldoornews.com

 

Haldoornews.com

Hargeysa office

haldoornews@hotmail.com

News Related