|
|||||
Gabileynewsonline.com
DAAWO:Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Sul.Cabdirixiin Saxariid Kaahin Oo Maanta u Quus gooyey Musharax Maxamed Biixi Yoonis
October 14, 2015 - Written by adminDAAWO:Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Sul.Cabdirixiin Saxariid Kaahin Oo Maanta u Quus gooyey Musharax Maxamed Biixi Yoonis
Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Sul.Cabdirixiin Saxariid Kaahin Oo Maanta shir jaraa”id ku qabtey magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu u Quus gooyey Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Biixi Yoonis,
COMMENTS
|
Latest News
|