|
|||||
Gabileynewsonline.com
Deg Deg: Xubno Ay Shalay Laga Afduubay Deegaanka YUBBE Oo Dib Xoriyadoodii U Helay,Kuna Soo Jeeda Magaaladda Ceerigaabo
October 19, 2015 - Written by adminWararka hadda naga soo gaadhaya Magaaladda Badhan ee Gobbolka Sanaag,ayaa sheegayaa in goor dhawayd si rasmi ah loo soo daayay Xubno ka tirsan Komishanka DoorashooyinkaBadhan:(GNO)- Wararka hadda naga soo gaadhaya Magaaladda Badhan ee Gobbolka Sanaag,ayaa sheegayaa in goor dhawayd si rasmi ah loo soo daayay Xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka,Xildhibaano Iiyo Xubno kale oo safarka ku wehelinayay,kuwaas oo shalay ay Afduubteen Ciidammo ka amar-qaata Maamulka Puntland.
COMMENTS
|
Latest News
|