Published:

 

 

Xaalada iyo duruufaha siyaasadeeda ee ka jira gudaha Somaliland waxay maanta marayaa markii dulmigii iyi isku dul noloshihii u halkii ugu sareeyey gaadhay in dadka qaar maankooga iyo maskaxdooda qabaa qaateen qoryo waxay taasi sheegaysaa in samirkii iyo dulqaadkii ka sii dhaamanayo qofkasta oo ku nool gobalada  dalka Somaliland halka dadka qaarna ku naaloonayaan badhaadhe iyo qanimo tii ugu weyn  , halka qaar kalena ku nool yihiin nolol dhimashadu dhaanto iyo nolol fakhir kii u daran ee abid soo marta Somaliland, hadaba maxaa keenay kala duwanashaha nololeed ee inta leeg  ? hadii aan ka fikiro ama aan iswaydiiyo su’aasha jawaabteedu waa mid fudud tusaale kooban hadi aad maamulka dawladinmo  siman waayo ooshaqsiyada iyo shirkado gaara lagu naas nuujiyo dadkana qabiil iyo qofafka kaliya la siiyo maamuuska iyo sharafta iyo xilalka dawladinmo  su’aashu  waxa waaye ma laga sinan karaa  hab nololeedka ka jira  Somaliland  taas jawaabteedu waa maya  hadaba shalay waynu ogayn wixii Awdal Borama ka dhacay  maanta waxa ka socoda Saaxil , waa nasiib daro  hore oo la soo darsitay  dal leh hogaan iyo madax kala gedisan oo wax qiimo ku lahayn dadkii iyo dalkii laga soo doortay , hadii u rabo wanaag in lagu dhaqamo dalka waa in la jooji qabiil maamuus iyo qadarinta qaraabo kiilka lagu dhaqo xukumada qiimaha darana ee waxba garatadu xukunto , ilaahay baa idinku dhaarshee dalku maanta halkeedu marayaa! bal iila fiirsha dhamaan hantidii dawalada shaqsiyada ganacsato ku sheegay ayaa loo qaybiyey  sidoo kale qandarasadii  wasaradaha dalka cidi gaara ah ayaa loo xidhay boobka biliqaqada  ka socota dalka ma mid loo adkaysan karaa baa ,iskaada wax kalee maanta shaqalayntii shaqaalaha dawlada ayaa la yidhi cidi gaara ayaa loo xidhay ma wax loo dulqaataa , maanta dulmi iyo takoorka dadka waa ta  keentay inay dhalinyaro intay is urursatay tidhi waa in laga galo waddooyinka oo lagu gubato gaadiid lana xidho dawga sheikh iyo dara godle mudane madaxweyne ma dalka kaladaa xukuntaa kumee ! dadka la hadal oo cadaalada iyo sinan ku xukun hadii kale go’aankaggu waa mid waa dib xoriynta dalka iyo badbaadinta mustaqbalka dayarta Somaliland.

Qalnkii : Cabdirashid axmed ismacil

Berbera Somaliland

News Related