Laascaanood oo Biyo Saafi ah loo soo saarayo Iyo Sahamin Maanta la sameeyey
October 15, 2015 - Written by admin
Magaalada laascaanood waxaa maanta lagu soo bandhigay qorshaha mashruuc balaadhan oo magaaladaas lagaga hirgelinayo biyaha la cabbo ee saafiga ah, kaasoo ay xukuumada Somaliland ka fulinayso