Published:

Ugaas.  Maxamed C/laahi Ibraahim (Jabane)
Suldaan. Maxamuud Siciid Maxamed
1.    Jiif  Caaqil. Xuseen Jaamac Seed
2.    Caaqil. Cismaan Cali Cadde
3.    Caaqil Maxamed Faarax Tahar
4.    Caaqil Maxamed C/laahi Muuse
5.    Caaqil Faarax C/laahi Cismaan
6.    Caaqil. Xasan Ibraahim Gacayte
7.    Caqqil. Xasan Gaas Jaamac
8.    Caaqil. Xasan Isaaq Habbane
9.    Caaqil. Axmed Cali Ibraahim
Iyo dhammaan cuqaasha iyo madaxdhaqameedka beesha Makaahiil Isaxaaq
waxay hambalyo u dirayaan Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda JSL
Mudane Axmed Faarax Cadarre, waxanay Ilaahay uga baryayaan inuu u
fududeeyo xilka iyo masuuliyadda qaran ee Madaxweynuhu u magacaabay.
Cuqaasha iyo Madaxdhaqameedku waxay sidoo kale ku bogaadinayaan
Madaxweynaha JSL iyo Xukuumadda dalka magacaabista Wasiirkan oo ah
masuul karti iyo aqoonba u leh inuu guto waajibaadka loogu igmaday
Qaranka JSL.

News Related