Published:

 

SiilaanyoHargeysa(GNO)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo ayaa Gudi u Magacaabay Soo Afjarida Khilaafka Kulmiye ee ka dhashay Shirka Golaha Dexe. xubnahasi oo kala ah wasiirka Gashandhiga Axmed X. Cali Cadami, xeer ilaaliyaha guud Xasan Axmed Aadan, guddomiyaha dawlad wanaag Iyo ladagaalanka musumaasuq Axmed Muxmed Madar, Cabdirisaaq Ciyaale Iyo xubin ka tirsan Komishanka doorashooyinka.

Arintan ayaa timid ka dib markii uu xalay Madaxweyne Siilaanyo isugu yeedhay Garabada isku haya Xisbiga Kulmiye

News Related