Published:

Shirkada isgaadhsiinta Casriga ah Ee Telesom ayaa waxa ay Maanya Agab Ciyaareed ay Gudoonsiiyey Xulalka Gobolada Awdal Iyo Salal Iyada Oo Markaasi Agabkaas Ciyaareed Ee Dhamaystiran La Wareegay Badhasaabka G.Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax waxana Deeqdaa Agabkaas Wakiil Ka ahaa Madaxa Suuqgaynta Shirkada Telesom Ee G.Awdal Maxamed amiin Cumar Cali.

Snapshot(8)_resize

News Related