|
|||||
Gabileynewsonline.com
War deg deg ah:Madaxweyne Silaanyo oo Magacaabay Wasiiro Cusub isku Badalna ku sameeyey Qaar ka mid ah Wasiirada..+Akhriso warsaxaafadeed.
October 27, 2015 - Written by adminWar deg deg ah:Madaxweyne Silaanyo oo Magacaabay Wasiiro Cusub isku Badalna ku sameeyey Qaar ka mid ah Wasiirada..+Akhriso warsaxaafadeed. Taariikh: – 27/10/2015 WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wasiirada Somaliland, isagoo buuxiyey qaar ka mida wasaaradihii ay baneeyeen wasiiradii hore iyo Magacaabayna Afhayeen Cusub.
Madaxweynuhu:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka; Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo; Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;
Wuxuu go’aansaday
ALLAA MAHAD LEH Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.
COMMENTS
|
Latest News
|