Published:

Berbera (GNO)Shirkadihii La Wareegay Hamaha Kayd Shidaalka Berbera Maalintii Shalay ayaa isla maantaba Waxaa Eryeen Shaaqalihii u horeeyay ee ka hawl galayay Kayd Hamaha Shidaalka Berbera Halka Laydhkii laga jaray Gurigii Mareeyaha Hore ee Hamaha Shidaalka Berbera oo ku yaala Agagaarka Hamaha Shidaalka
Arintan ayaa iminaysa Markii Shirkadaha La Wareegay Hamaha Shidaalka Berbera ay ka soo wareegtay Muddo 24 Sacaadod ah Markii ay wareegan Hamaha Berbera oo ay xukumadu Dabada ka riixaysay
Talaabadan ay aadeen Shirkadaha Macaash Doonka ayaa ah mid Dabka ku sii Shidaysa Xaalada kacsan ee ka taagan Magaalada Berbera ee lagag soo Hore Jeedo in Dad Macaash Doon ah ay la Wareeg wixii Bulshada ka dhexay ay Dad Dano Gaara ah ugu Fa,iidaystii Taas oo dhaawacay Wax wadda Lahaansha Bulshadda Somalialnd oo Dadka ka dhigaysa Dad ku nool Nolol Sare oo Hantida Qaranka ku Tagri Falaya Hantiidii Qaran uu lahaa halka Qaar ka mid Dad Somaliland ay ku nool yihiin nolol aad u hoosaysa oo aan haysan wax adeeg Bulsho ee Muwaadinku Xaq u leeyahay
Xukumada siilanyo ay ah Xukumada si Qaawan u Isticmaasha Qablaaya iyo siidii ay Hanti u heli lahayn waddo kastan oo lacag ku helayaan ay qaadan iyadoo aan Bulshadda wax tixgalin aan la siinin

Waxaa iyana la sheeg in Maalmaha soo Socda ay Mushahaar Dhimisha iyo Shaqaale dhimisa ay lu Samayn doonan Shaqaalaha ka hawlgal Hamaha Kayd shidaalka
Arintaas eriga Shaqaalaha ay si wayne loo uga dareemaya Magaalada Berbera
Wixii War ee kaas kordhan waanu idin soo Gudbinan iyo Liiska Shaqaalaha Maanta La Eryaya oo ka kooban 7 Shaaqalaha oo Reer Somaliland oo Xaqoodiid la duudsiyay

 

download (9)

News Related