Published:

wasiirka ciyaarahaHargeysa(GNO)-Wasiirkii Dhalinyara ,Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Axmed Cabdi Kahin ayaa iscasilay  Xilkii u Ka hayaay Xukumada Madaxweyene Siilanyo waxanu Qayb Ka Noqonayaa wasiiro hore iska casilay xilka Xukumadda Siilanyo Wasiir Axmed Cabdi Kahin ayaa  hore looga filayay inuu iscasilo maadaama uu buuxin doono  Xubin ka banaan Golaha wakiiladda somaliland oo uu muddo  sugayay inuu buuxiy Taasi Oo Ah Xildhibaan Waxana La Filayaa Inuu Ku Biiro Wasiirku Dhanka Golaha Sharci Dajiinta Somaliland

News Related