Published:

Hoos Ka akhri Liiska xildhibaanada iyo Wasiirada Saxeexay Bayaankaisak

Muqdisho(GNO)Oct.18, 2015- Xildhibaannada iyo wasiirada Somaliland ka falaagoobay ee xilalka ka haya xukumadda Muqdisho ayaa muujiyay siday faro madhan uga taagan yihiin qorshaha midnimada Somaliland iyo Somalia, iyagoo yidhi in la kala go’o iyo in la midoobo waxba uma dhexeeyaan kadib markii ay saamigii ay rabeen ka waayeen xukumadda Muqdisho.

Xubnahan ayaa saami qaybsiga Somaliland hore ugu hungowday ka raadinaya xukumadda Xamar, waxayna sheegeen inaanu u muuqan fikir Somalia ka jira oo ku salaysan hanaan qaran balse ay jiraan wax qaybsi ku kooban wixii xilligii gumaysiga loo yaqaanay Italian-somaliland.

Hoos ka akhri baaqa masuuliyiintaas:

isaq

News Related