Published:

Maamulka, Wariyeyaasha iy Dhamaan hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews Waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Qoyskii Qaraabadii Shacabka Geeska Africa ee uu ka Baxay Ganacsade Ibraahim Cabdi Kaahin(ibraahin dheere) oo manta oo ay taariikhdu tahay 12/11/2015 ku geeryooday jamhuuriyada Jibouti caasimadiisa Jibouti dhamaan ehelada,qaraabada iyo shacbi weynaha ku kala dhaqan dalka jibouti iyo Somaliland Rabbin Samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.

Marxuum Ibraahim dheere taariikh aan la ilaawin doonin ayuu ka gaystay assaaski iyo cago u taagii jamhuuriyadan Somaliland,waxyaabaha sida gaarka ah loogu xassusto waxa ka mid ah damaanadii iyo daabacadii lacagta Somaliland shilling oo ah astaanta kowaad ee qaran yeesho,waxaanu marxuumka uga baryanaa inuu ilaahay janadii fardowsa ka waraabiyo..Aamiin,Aamiin,Amiin

Maamulka Haldoornews

Hargeisa Somalilandtacsi

contact@haldoornews.com

News Related