Published:

Hargeysa, (Warbaahinta)-
C/rashiid Nuur Wacays, Siciid Khadar C/laahi, Khadar Macalin Deeq, Xamse Cali Bulbul, Axmed Saki Daahir xasan, c/rashiid Cabdi Wahaab Cali, Badri Koosaar, Cabdiqani Dowlad, Cismaan Axmed Cismaan, C/raxmaan fantastic, Saleebaan Xaashi, Maxmed Boosh, C/fataax Ismaaciil, Caarshe, Sadaam Maxamed, IbraAhim Qaasim, Mustafe Janaale, Xasan Keefkeef, C/shakuur Dayib, Cabdi Xasan Maxmed, Cali Caano Dhame, C/risaaq Good, Cali sugule, Maxamed Xasan Daacad, Mahad Xasan Geelle, Khadar Cali Xuseen (Shiine) iyoYuusuf Dool Ibraahin dhamaan Suxufiyiintaas ka hawl-gasha warbaahinta Somaliland ayaa dhabaal hambalyo Meher wacan u dirayaan Boqorka  Calimahdi Jibriil Xassan Iyo Boqorada Haboon C/qaadir Xassan Oo Meherkoodu  maanta oo ay bishu tahay 17/11/2015-ka ka dhacay magaalada London ee cariga dalka boqortooyada Ingiriiska, waxaanay dhamaan Weriyeyaashaasi Ilaahay  lamaanahaas uga baryayaan innuu ka dhigo qoyskii if iyo aakhiraba guulaysta.
farxad iyo guri barwaaqo ah ku wada noolaada, Guur iyo guri raaxo kuwada noolaada, Waxaanu leenahay noqda kuwii guurkoodu ku xigo, isku waara, ubad kheyr qabana rabi kala siiyo oo noloshana ku wada caweeya farxad iyo naruuro aan dhamaaneyn ayaanu illahay uga baryeynaa Labadaas lamaane.

  Baraka Laahu Laka Waa Baraka Calayka, Wajamac Beyna, Kuma Bil Khayr.

AAMIIN…………………..AAMIIN…………………………………………….AAMIIN

News Related