|
|||||
Gabileynewsonline.com
DAAWO:-“Waxaan u Arkaa Xukuumadda Kulmiye in ay Dimuqraadiyaddii iyo Distoorkiiba ay uga Xuubsiibatay Qaab Qabiil”. Siyaasi Siciid Sulub
November 1, 2015 - Written by adminDAAWO:-“Waxaan u Arkaa Xukuumadda Kulmiye in ay Dimuqraadiyaddii iyo Distoorkiiba ay uga Xuubsiibatay Qaab Qabiil”. Siyaasi Siciid Sulub
Hargeysa(GNO):-Siyaasi Siciid Sulub Maxamed, ayaa si adag uga hadlay khilaafka muddooyinkii dambe ka taagnaa xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE, waxaana uu tilmaamay in madaxweyne Siilaanyo uu dhaawac weyn u gaystay nidaamkii dimuqraadiyadda Somaliland isla mar ahaantaana ay xukuumadda Kulmiye nidaamkii dimuqraadiyadda iyo Distoorka qarankaba ay uga xuubsiibatay qaab qabiileysan
COMMENTS
|
Latest News
|