GABAY BAROOR DIIQA.
inaal ilaa wa inaa raajucuun geeridii dishaay geedkaa ha ba,o Ilaahay naxariistii
Eebe ha waraabiyo ahmed xasan cawke inagana samir iyo iimaan haynaga siiyo dhamaan
teen.
Cakuyeey aduun waa ciriq xun iyo ciil ka koriwaaye.
Cawkaa caways xalay go,ay ayey caawa mariyeene.
Geerida jibaar baa qoray oo il,aah xaakin weeyaana.
Caqliyow waxaan go,canayaa garaad eebe ku manaysatay.
soomaali gees iyo ka gees caw u dhigidiisi.
Caqliyow waxaan go,canayaa afkuu eebe ugu deeqay.
Oo uu cirooliyo cuqaal ceelka ugu caynshay.
Caqliyo waxaan go,canyaa ficilkuu geed kasta u fuulay.
Ee ceelaabe caynte iyo inaar gagi ciyaar ciilan.
Caqliyow waxaan go,canayaa gacantii uu geeshashka ku doojay.
Cawayskii dad soo dhacay siduu cuudka ugu hoorshay.
Caqliyo waxaan go,canayaa bulshayn caalinimadiisi.
Uu safnaanimo sugaan heerkasta u mariyey.
Caqliyo waxaan go,acnayaa caanimo siduu caynka ugu giijay.
Ee cilmiyda ilaahay ragow meel iskugu keenay.
Caqliyow waxaan go,canayaa daljiris siduu ugu garaacaayey.
Ee uu waxbarshiyo iskuul bar-baar dheegaga u saaray.
waxba yaan cad iyo wowga cayn ku dheeraane.
cawke siduu isoo noqon ayaan cawda uun gurina
Ahamed xasan siduu beesha iman ayaan ciilanaan dhimane.
Caqliyaal cibaadada badshoo faataxada yeedhsha.
Oo Cindigiina samir dhooban iyo waynay u cugeeya.
Cudoonaanti eeban ku shuban wali adoonkeene.
Mujaahid maxamed siciid [nurdiin]no sawair becouse